Na CaawiNaimo

Fadlan, wixii caawinaad ah oo aad awoodid sida lacag, talo, iyo tusaaleba waan aqbalnaa.

Waqtgaan xaadirkaa waxa aan radinaynaa ama aan u baahannahay dad noogu shaqeeya mutadawacnimo ama iskaa wax uqabso. Jagooyinka shaqo ee naga bannaan waxa ay isugu jiraan xisaabaad, maamul, garaaninimo, iyo macalimiin nagacaawisa mashruuca caruurta dhibban ee looyaqaan (Somali Youth At Risk Program).

Haddii aad damacdo in aad dhaqaale nagu taageerto. Fadlan ku soo qor oo ku soo dir jeeg:


Somali Community Center of Colorado
1582 S Parker Rd Suite 210
Denver, CO 80231

Phone: 303-369-5998
Fax: 303-369-5225
Email: SomaliCommunityCenter@msn.com

Deeqdaada dhaqaale waxa loogaga faa’iideynayaa oo kaliya mashruucyada aan ugu talogalney Bulshada Soomaaliyeed. Haddii aad jeceshahay in la gu bixiyo deeqdaada mashruuc khaas ah, fadlan ka dooro mid kamid ah mashruucyada Somali Community Center of Colorado . Mahadsanid.